Ciidamada Dowlada oo Nolosha ku qabtay saraakiil iyo Dagaalyahano katirsan Al Shabaab

Warbaahinta ku hadasha afka ciidamada qalabka sida ee dowlada Soomaaliya ayaa baahisay in howlgal ay fuliyeen ciidanka milatariga Soomaaliya gaar ahaan qeybta 60-aad lagu qabtay saraakiil iyo dagaalyahano katirsan Al Shabaab. Ciidamada milatariga Soomaaliya ayaana howlgal ay ku baadi goobayeen dagaalyahano iyo saraakiil katirsan Al Shabaab ka fuliyay degaanada Eel- Dhuun, Adeegow, Toos wiine, Kurteela … Continue reading Ciidamada Dowlada oo Nolosha ku qabtay saraakiil iyo Dagaalyahano katirsan Al Shabaab